Taariikhda Qoraalka Af Soomaaliga W.D.  prof Giorgio Banti

Waa qormo dulmar ah, oo ku saabsan taariikhda qoraalka af Soomaaliga. Waxaa diyaarshay prof Giorgio Banti, oo jaamacadda Università di Napoli “L’Orientale” ka dhigi jira maaddada af Soomaaliga iyo suugaantiisa, ahna xubin ka tirsan ururka ISMEO.

Halkan ka aqriso ama kala deg

 Banti 2024 Taariikhda qoraalka af soomaaliga def

Ka faa’iidaysi wacan.

 

Leave a comment